Xubno ka tirsan Al-Qacida oo lagu dilay weerar ka dhacay Yemen

Saddex qof oo lagu eedeeyay inay ka tirsan yihiin ururka Al-Qaacida ayaa lagu dilay weerar looga shakisan yahay in diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka ay ka geysteen Yemen Isniintii, sida ay sheegeen saraakiisha maxalliga ah ee dalkaasi.

Warkan waxaa qortay wakaaladda wararka ee AFP, waxaa soo jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan.

Your browser doesn’t support HTML5

Xubno ka tirsan Al-Qacida oo lagu dilay weerar ka dhacay Yemen