Martida Makrafoonka: Maxamed Xassan Dable

Maxamed Xassan Dable

WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay dagaalka ka socday qeybaha Soomaaliya ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab. Barnaamijka waxaa marti ku ah Maxamed Xassan Dable oo ah falanqeeye deggan UK. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makarafoonka