Jabuuti oo dadaal ugu jirta dabar-goynta xanuunka duumada

Dowladda Djibouti ayaa maalmahan ku guda jirta dadaal xoogan oo ay kula dagaallameyso kaneecada, iyado dhawaan soo gadatey diyaarad nooca lagu buufiyo kaneecada.

Dhinac kale, waxaa lagu soo gabagabeeyey magaalada Djibouti shir ku saabsan la dagaalanka kaneecada xagga teknoloojiyadda casriga’a ee dhinaca sheybaarka, kaas oo lagu tir-tirayo nooca dhidig ee kaneecada oo ah ta laga qaado xanuunka duumada.

Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxaa magaalada Djibouti kasoo diray wariyaha VOA-da Ramadan Muuse.

Your browser doesn’t support HTML5

Jabuuti oo dadaal ugu jirto dabargoynta duumada.mp3