Sannadkasta, dhalinyaro Soomaaliyeed oo tiro badan ayaa u hayaama wadamada qurbaha, sida dalka Canada oo kale. Haddaba dhalinyaradaas ayaa dadaallo ku bixiya sidii ay u caawin lahaayeen qoysaskoodii ay uga soo tageen Soomaaliya, isla markaana ay u dabooli lahaayeen baahiyahooda.
Waxaase jira warbixino sheegaya, in arrintaasi ay sababtay inaanay fursad u helin inay badankoodu ka faa'iidaystaan horumarinta dhanka waxbarashada ee dalka Canada.
Warbixin amuurtaas ku saabsan waxaa innoo haya weriyaha VOA Xuseen Nuu Xaaji
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixinta: Dhalinyarada cusub iyo lacagaha ay diraan