Turkiga oo si adag u cambaareeyay dibadbaxyo lagu gubay kitaabka Qur'aanka oo ka dhacay Sweden 

Turkish President Erdogan speaks during a meeting of his ruling AK Party in Ankara

Dowladda Turkiga ayaa si weyn u cambaareysay amar ay dowladda Sweden ku oggolaatay in dibadbaxayaashu ay ku gubi karaan kitaabka Qur'aanka, taas oo sii xoojisay xiisad ka dhex aloosan waddamada Turkiga iyo Sweden xilli Stockholm ay u baahan tahay taageerada Ankara si ay ugu biiraan NATO.

Warbxin ku saabsan ammuurtan waxa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA ee Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.

Your browser doesn’t support HTML5

Turkey oo si adag u cambaareeyay Sweden.mp3