Martida Makrafoonka: Muuse Maxamuud Ciise

Muuse Maxamuud Ciise

WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaana uu ku saabsan yahay xisbiyada midigta fog ee ka soo horjeeda soo galootiga ee waayadan danbe ku sii badanaya in ay qabtaan hoggaannada wadamada Yurub. Barnaamijka waxaaa toddobaadkan marti ku ah Muuse Maxamuud Ciise oo loo yaqaan Dalmar oo ka faallooda arrimaha Yurub. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makarafoonka