Canada oo mar kale ka hadashay baahida ay u qabto keenista dadka soogalootiga

Dowladda Canada, ayaa bishii November ee sanadkii tagay ku dhawaaqday qorshe ay 500,000 oo qof sanad walba ku keeni doonto dalkeeda marka la gaaro 2025-ka.

Laakiin wasiirka socdaalka jinsiyadaha iyo arrimaha qaxootiga Canada Sean Fraser ayaa Jimcihii warbaahinta dalkaasi u sheegay, baahida loo qabo kordhinta dadka la keenayo dalkaasi, si wax looga qabto shaqaale-yarida taagan.

Xuseen Nuur Xaaji ayaa Toronto kasoo diray warbixintan.

Your browser doesn’t support HTML5

Soogalootiga Canada.mp3