Canada: Caro ka dhalatay khariidadda Soomaaliya oo lagu lifaaqay calanka ISIS
ISIS flag
Toronto —
Soomaaliya magaalada Toronto ayaa ka carootay maamul iskuul oo calanka kooxda ISIS oo ku lifaaqan khariidadda Soomaaliya, taas oo uu u diray qoysas boqollaal gaaraya.
Soomaalida ayaa ka xumaatay in calanka kooxda ISIS lagu lifaaqo dalkooda.
Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixinta Toronto kasoo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Soomaalida Canada oo ka carootay iskuul khariidadda Soomaaliya ku lifaaqay calanka ISIS.mp3