Martida Makrafoonka: Daahir Salaad Xassan

WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Daahir Salaad Xassan oo khibrad u leh siyaasadda arrimaha dibadda, waxaana uu ka hadlayaa waxa dowladda Soomaaliya uga qabsoomay hagaajinta cilaaqaadka arrimaha dibadda tan iyo markii uu Madaxweyne Xassan Shiikh talada qabtay bishii May. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makarafoonka