Qaxootiga Soomaalida ah ee Dhadhaab oo ay u buuxsantay 32 sano

Dhadhaab - 32-sano ayaa u buux-samay dadka soomaalida ah ee qaxootiga ku ah xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya. Xilligii ay halkaas tageen oo ahayd sagaashanaadkii, ma filaynin ama uma qorshaysnayn inay ku negaan doonaan muddo intaas le'eg.

Hadaba waa sidee rajada iyo filashada dadka ku nool xeryaha Dhadhaab ee sanadkan cusub ee 2023-ka. Wariyaha VOA, Axmed Cabdullaahi Jaamac , ayaa warbixintan ka soo diray xeryaha Dhadhaab ee Kenya.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Xeryaha Dhadhaab