Tirada dadka ku dhintay barafka iyo dabeylaha Mareykanka oo korortay

Tirada dadka ku dhintay dabaylaha iyo barafka ee ku dhuftay Maraykanka ayaa gaartay 48 qof, kuwaasi oo 27 ka mid ah ay ku dhinteen magaalada Buffalo ee gobolka New York.

Dabeylahan qabow iyo barafka is wata ayaa ku dhufatay dalka intiisa badan, iyadoo ay Isniinta maanta ah wali socdaan dadaallada samata-bixinta iyo soo kabashada isugu jira.

Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa noo soo koobaya warbixin ay arrintan ka diyaarisay wakaaladda wararka Associated Press.

Your browser doesn’t support HTML5

Tirada dadka ku dhintay barafka iyo dabeylaha Mareykanka oo korortay