Hadal uu jeediyey Aadan Barre oo dood ka abuuray Kenya

Aadan Barre Ducaale

Warbaahinta Kenya iyo hoggaamiyayaasha Muslimiinta ah ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay hadal uu dhowaan jeediyey wasiirka difaaca ee Kenya Aadan Barre Ducaale oo ku saabsanaa Xijaabka.

Warbixintan waxaa inoo soo dirtay Maryam Maxamuud Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

Hadal uu jeediyey Aadan Barre oo dood ka abuuray Kenya