Go'aan ay Masar qaadatay oo xiisad ka dhaliyey gobolka

Abdel Fattah el-Sissi

Go’aanka ay dowladda Masar ay kaligeed ku xadaysay xuduudda badda ee u dhaxaysa Masar iyo Libya ayaa muran badan ka dhalay gobolka. Arrintan ayaa waxaa sabab u ah khayraadka gaaska dabiiciga ah ee badda hoosteeda ku jira.

Warbixin uu wariyaha VOA-da Edward Yaranian soo diyaariyay waxaa inoo faahfaahinaya Xuseen Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

Go'aan ay Masar qaadatay oo xiisad ka dhaliyey gobolka