Xisbiga mucaaradka ah ee Britian ayaa sheegay inuu kala diri doono ama baabi'in doono, golaha odayaasha (House of Lords) ee dalka Britian, haddii xukunka loo doorto, Weriyaha VOA, Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaa qodobkan ku eegaya barnaamijka Martida ee toddobaadka.
Your browser doesn’t support HTML5
Barnaamijka Martida