Martida Makrafoonka: Jen. Cabdiraxmaan Tuuryare

Jeneraal Tuuryare

Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Jeneraal Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare oo ah Taliyihii hore ee Hay’adda Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makarafoonka