Madaxa NATO oo sheegay in dagaalka Ukraine uu isu rogi karo mid u dhaxeeya NATO iyo Ruushka

Madaxa Isbahaysiga NATO ayaa sheegay in uu walaac ka qabo in dagaalka Ukraine uu faraha ka bixi karo oo isu rogi karo dagaal u dhaxeeya NATO iyo Ruushka.

Warbixin gaar ah oo ku saabsan ammuurtan waxa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA-da ee Qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

NATO oo ka walaacsan dagaalka Ruushka ee Ukraine in uu sii faafo