Martida Makrafoonka: Xil. Faadumo Daahir Cigaal

VOA microphone

Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Faadumo Daahir Cigaal oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Sweden ee heer gobol, lagana soo doortay magaalada Stockholm. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makarafoonka