Martida Makrafoonka: Cabdiraxmaan Sahal Yuusuf

  • Jacfar Kukay

Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Cabdiraxmaan Sahal Yuusuf oo ah qoraa ka faallooda amniga iyo siyaasadda, kuna sugan Muqdisho. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makarafoonka