Jigjiga: Daahfurka barnaamijka horumarinta wax-soo saarka khayraadka xoolaha

Jigjiga

Waxaa magaalada Jigjiga ee caasimadDa dawlad-deegaanka Soomaalida lagu daah furay barnaamijka horumarinta wax-soo saarka khayraadka xoolaha ee caanaha, digaaga iyo malabka, iyadoo qorshahana uu yahay mid dhawaan dalka laga bilaabay.

Warkan waxaa Jigjiga ka soo diray wariye Maxamed Cabdiraxman Ugaas Gaata.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka horumarinta wax soo saarka khayraadka xoolaha ee DDS