Koobka Adduunka iyo qurbajoogta Soomaaliyeed

Guud ahaan Soomaalida iyo gaar ahaan kuwa qurbaha oo ay ku jiraan kuwa Mareykanku nool ayaa sanadkan indho ka duwan kuwii hore ku eegaya ciyaaraha Koobka Adduunka eek a soconaya dalka Qadar.

Goobaha lagu qaxweeyo ee gobolka Ohio waxaa si aad ah loogu daawada ciyaarahan iyada oo dadku ay aad uga sheekeysanayaan waxyaabaha ku cusub sanadkan.

Haddaba wewriyaheenna Cabdi Kaafi Yuusuf Aadan ayaa Soomaali badan la daawaday ciyaarihii ugu dambeeyay ee shalay iyo xalay la ciyaaray warbixintan ayuuna noo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Koobka Adduunka iyo Qurbajoogta Soomaaliyeed.mp3