Amuuraha Islaamka: Waxyaabaha cajiibka ah ee ay dowladda Qadar kusoo kordhisay Koobka Adduunka
London —
Koobka K/cagta adduunka ayaa toddoobadkii hore si rasmi ah uga biloowday waddanka Qadar, waana dalkii ugu horreeyay ee ka tirsan dunida Islaamka iyo Carabtaba oo martigeliya koobkan.