Bandhigga VOA: Xuska maalinta Mahadnaqa (Thanksgiving)

Biden White House Holidays

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu maanta ku saabsan yahay Maalinta Mahadnaqa ama Thanksgiving oo sanad walba khamiista ugu danbeysa ee bisha November laga xuso dalka Mareykanka. Sahra Ciidle Nuur ayaa inoo soo jeedineysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Xuska maalinta Mahadnaqa (Thanksgiving)