Dhaqaalaha UK oo la saadaalinyo inuu hoos u dhaco

Dhaqaalaha Britain ayaa la saadaalinayaa inuu sameyn doono hoos u dhac 0.4% sanadka 2023-ka, taasi oo aad uga badan saadaasha dalalka kale ee xubnaha ka ah kooxda G-7 ee dunida ugu qanisan, sida uu sheegay Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha iyo Horumarinta (OECD).

Britain ayaa ah dalka kaliya ee ka tirsan G-7 ee uusan wali dhaqaaleheedu kusoo laaban heerkii uu joogay intii uusan dillaacin cudurka COVID-19.

Henry Ridgwell ayaa warbixintan noo diyaariyay, waxaana soo koobaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhaqaalaha UK oo la saadaalinyo inuu hoos u dhaco