Martida Makrafoonka: Maxamed Dhuubow

  • Jacfar Kukay

Maxamed Dhuubow

Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Maxamed Dhuubow oo ah Agaasimaha Waaxda Dhiirigelinta Maalgashiga ee Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makarafoonka