Waa maxay ujeedka safarka Mohamed bin Salman ee Kuuriyada Koofureed?

Dhaxal-sugaha boqotooyada sacuudi carabiya, ahna ra’iisal wasaaraha dalkaasi oo booqasho ku jooga dalka Kuuriyada Koofureed ayaa wadahadal la yeeshay ra’iisal wasaaraha dalka Kuriyada koofureed.

Xuseen saxnuuni ayaa warbixintan soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxay tahay ujeedka safarka Maxamed Bib Salmaan e Kuuriyada Koofureed?.mp3