Waxaa maanta magaalada Jigjiga lagu daah-furay bandhigga caalamiga ah ee buugaagta Jigjiga taasi oo lagu soo bandhigay buugaag kala duwan. Waa markii u horreysay oo bandhig buugaag ah lagu qabto deegaanka Soomaalida, iyadoo uu bandhigan socon doono muddo saddex maalmood ah.
Warkan waxaa Jigjiga ka soo diray Maxamed Cabdiraxmaan Ugaas Gaataa.
Your browser doesn’t support HTML5
Halkan ka dhageyso warbixinta oo dhammeystiran
Mustafa Cagjar oo xariga ka jaraya Jigjiga Book Fair
Jigjiga Book Fair
Jigjiga Book Fair