Aragtida qaxootiga Dhadhaab ee doorashadii Mareykanka

Qaxootiga ku jira xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya ayaa aragti ka dhiibtay doorashada Xilliga Dhexe ee dhawaan ka dhacday dalka Mareykanka, iyadoo kumanaan qaxooti ah oo dib u dejin ka helay dalka Mareyknaka oo safar sugayaal ah ay ku noolyihiin xeryahaasi.

Warbixnta arrintaas ku aadan waxaa xeryaha kasoo diray weriyaha VOA Cabdisalaan Salas.

Your browser doesn’t support HTML5

Aragtida qaxootiga Dhadhaab ee doorashadii Mareykanka