Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Pakistan Rana Sanaullah ayaa sheegtay in dilkii dhowaan dalka Kenya loogu gaystay saxafigii reer Pakistan Arshad Shariif ay caddaymuhu muujinayaan inuu ahaa dil bartilmaameedsan.
Afhayeenka ciidamada booliiska Kenya ayaan markiiba ka jawaabin hadalka wasiirka arrimaha gudaha Pakistan.
Warbxiintan oo ay Reuters qortay waxaa soo jeedinaysay Sahra Cabdi Axmed.
Your browser doesn’t support HTML5
Pakistan oo sheegtay in dilkii Arshad Shariif ee Kenya uu ahaa mid bartilmaameedsan