Martida Makrafoonka: Dr. Cabdulqaadir Xaaji Aadan

  • Jacfar Kukay

Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Dr. Cabdulqaadir Cabdiraxmaan X. Aadan oo ah aas-aasaha adeegga Aamin Ambulance ee Muqdisho ka shaqeeya. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makarafoonka