Qeybta Saddexaad: Soomaalidii ugu badneyd oo ka qeybgaleysa doorashada Mareykanka

Cod-bixiyayaasha dalkan Maraykanka ayaa isku diyaarinaya doorashada Xiliga dhexe ee loo yaqaano Midterm-ka, taasi oo qabsoomi doonta 8-da bishan November.

Sidii aad maalmihii tagay ku maqasheen idaacadeheenna, Laanta Af-Soomaaliga ee VOA ayaa barnaamijyo gaar ah oo taxane ah oo ku saabsan doorashadan idiin soo gudbinaysa.

Tixanahan ayaa qeybtiisan waxa aan kaga hadli doonaa Soomaalida u tartameysa heerarka kala duwan ee aqallada sharci-dejinta ee dhowr gobol oo ka tirsan Mareykanka. Tiradii u badneyd ee Soomaali-Mareykan ah ayaa sanadkan u tartamaya kana qeybgalaya doorashada.

Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa warbixintan inoo diyaariyey.

Your browser doesn’t support HTML5

Qeybtii Saddexaad Tixanaha Doorashada xilliga dhexe ee Mareykanka