Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay shir-madaxeedka Jaamacadda Carabta
Cairo —
Shir-madaxeedka dalalka Carabta oo shalay galinkii dambe ka furmey dalka Algeria ayaa looga hadley arrimo ay ka mid yihiin qaddiyadda Falastin, xiisada dhaqaale ee dagalaka Ukraine uu ku yeeshey waddamada Carabta iyo xiisadaha ka aloosan qaar ka mida dalalka Carabta.
Warbixintan waxaa Qahira inooga soo direy wariyaheena Hussein Saxnuuni.