Danjirayaasha dalalka Jarmalka, Faransiiska iyo Japan ayaa maalintii shalay ahayd booqasho ku tagey xeryaha qaxootiga ee dalka Kenya, gaar ahaan goobaha ay ku jiraan dadkii dhawaan ka soo qaxay abaaraha ka jira dalka Somalia.
Warbixin arrintaas la xiriirta waxaa xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ka soo diray wariyaha VOA Cabdisalaam Axmed Salas
Your browser doesn’t support HTML5
SAFIIRO SOCDAAL KU GAARAY XERYAHA DHADHAAB