Waxaa magaalada Helisink ee dalka Finland lagu soo gebagebeeyay shirweynaha Qurbojoogta Soomaaliyeed ee loo yaqaano Global Somali Diaspora oo sanad walba la qabto.
Haddaba wariyaha VOA-da ee Europe, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa khadka taleefonka kula xiriiray Nimco Maxamed Nuur oo ka tirsan ururka kuna sugan magaalada caasimadda ee Helsinki, waxaana uu wax ka weydiiyay shirkaasi soo dhamaaday.
Your browser doesn’t support HTML5
Shirka Qurbo joogta Soomaaliyeed oo lagu soo gebagebeeyey Helsinki