Rishi Sunak oo ballan-qaaday inuu Britain ka saari doono dhibaatada dhaqaale

Ra'isul Wasaaraha cusub ee dalka Britain Rishi Sunak ayaa sheegay inuusan ka niyad jabi doonin baaxadda caqabadaha horyaalla, waxaana uu ballan-qaaday inuu soo celinayo kalsoonida iyo inuu dalka ka saarayo dhibaatada dhaqaale.

Wariyaha VOA ee magaalada London Cabdixaafid Cawil Ismaacil ayaa warbxintan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Rishi Sunak oo ballan qaaday inuu Britain ka saari doono dhibaatada dhaqaale.mp3