Waraysi: Arrimaha fursadda u siiyey in Sunak uu noqdo ra'iisal wasaaraha UK

New leader of the Britain's Conservative Party Rishi Sunak walks outside the Conservative Campaign Headquarters, in London, Oct. 24, 2022.

LONDON - Rishi Sunak ayaa noqonaya ra'iisal wasaarihii ugu horreeyey ee xukuma dalka Britian, oo aan ahayn caddaan. Sunak ayaa haatan aad looga hadal hayaa dalka Britian, waxaana uu xilka la wareegayaa marka uu la kulmo boqorka Britian, King Charles.

Haddaba Waxa ay arrintani uga dhigantahay dadka reer Britain ayuu Ridwaan Xaaji Cabdiweli weydiiyay Maxamed Ismaaciil Cilmi Atoore oo ka faalooda arrimaha Britain.

Your browser doesn’t support HTML5

Waraysi: Ra'iisal wasaaraha cusub ee UK