Filippo Grandi oo booqday xeryaha Dhadhaab

Madaxa hay'adda Qaramada Midoobay ee Qaxootiga UNHCR Filippo Grandi iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa maanta booqday xeryo ku yaalla Dhadhaab oo ay ku nool yihiin qaxooti ka soo barakacay abaaraha ku dhuftay Koonfurta Soomaaliya.

Wafdigaan waxaa qeyb ka ahaa barasaabka Garissa Nadiif Jaamac iyo ergayga hay’adda UNCHR ee qaxootiga Geeska Afrika Maxamed Cabdi Affey.

Wariye Cabdisalaan Salas oo VOA uga soo warrama xeryaha Dhadhaab ayaa warbixintaan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Filippo Grandi oo booqday xeryaha Dhadhaab