Dalka Turkiga ayaa sheegay toddobaadkan inuu barbar taagan yahay dalka Sucuudiga oo muran siyaasadeed uu kala dhexeeyo dalka Maraykanka, kuwaas oo isku maandhaafay go'aankii dalka Sucuudigu uu hormuudka ka ahaa ee lagu yareeyey wax soo saarka shidaalka ee dalalka xubnaha ka ah OPEC+, taas oo Maraykanku u arkay in Sucuudigu uu la saftay dalka Ruushka.
Haddaba warbixin arrintan ku saabsan waxaa innoo haya weriyaha VOA ee Qaahira Xuseen Saxnuuni.
Your browser doesn’t support HTML5
Turkiga oo taageeray Sucuudiga