Wareysi: Maxaa sababay dib u dhaca shirweynaha wadatashiga ee DDS?
Dr. Gaani
Jigjiga —
Guddiga qabanqaabada shirweynaha wadatashiga dowlad deegaanka Soomaalida ayaa shir jaraa'id ku qabtay magaalada Jigjiga, waxayna uga warbixiyeen dib u dhaca ku yimid shirkaas.
Haddaba gudoomiyaha gudiga qabanqaabada shirweynaha wadatashiga Dr. Maxamed Gaani oo lahadlay idaacadda VOA ayaa ka warxixiyay ujeedka shirkooda jaraa'id isagoo sheegay in uu ahaa mid ay shacabka ku wargalinayeen in shir hada kahor ay sheegeen in uu qabsoomi doono