Jigjiga oo laga taageeray dagaalka ka dhanka ah TPLF

Bannaanbax Jigjiga

Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida ayaa Sabtida maanta ah waxaa ka dhacay bannaanbax balaaran oo ay isugu soo baxeen shacabka magaalada oo ay ku taageerayeen dagaalka ay dowladda Ethiopua kula jirto Jabhadda TPLF. Iyagoo dhinaca kale canbaareeyay waxa ay ugu yeereen faragelin shisheeye oo sii hurineysa dagaalka Ethiopia.

Wariyaha VOAda Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa ayaa warbixintan ka soo diray Jigjiga.

Your browser doesn’t support HTML5

Bannaanbax ka dhacay Jigjiga