Deeqa Dhalac oo u tartameysa xildhibaan gobolka Maine ah

Deeqa Dhalac

Deeqo Dhalac oo sanadkii 2021 noqotey haweeneydii ugu horeysey ee Somali-Mareykanka, Muslim, Madow iyo soo-galooti ah oo loo doorto duqa magaalada South Portland ee gobolka Maine ee dalka Mareykanka ayaa haatan u tartamayso xildhibaan barlamaanka gobolkeeda ah.

Deeqo oo kasoo baxdey magaalo 95% dadkeeda ay yhiin caddaan, kana mid ah gobolada aanan laga soo dhoweynin dadka soo galootiga, ayaa haatan waxey doonaysaa inay markale taariikh sameyso.

Sheekada Deeqo Dhalac oo ah hooyo leh 3 caruur ah waa mid xiiso leh. Sahra Cabdi Axmed oo ku booqatey magaaladaasi lagu doortey Deeqo Dhalac ayaa wareysi ay la yeelatey warbixintan gaar ah nooga diyaarisey.

Your browser doesn’t support HTML5

Deeqa Dhalac oo u tartameysa xildhibaan gobolka Maine ah