Madaxweynaha dalka Djibouti Ismaciil Cumar Geelle ayaa maanta si adag u cambaareeyey weerar lagu diley 7 askari oo ka tirsan milatariga Djibouti ee ka hawl gala galbeedka waqooyi ee dalka Djibouti gaar ahaan degmooyinka aadka u duruksan.
Weerarkaasi waxa sheegtey kooxda isku magacawda garabka hubeysan ee jabhadda FRUD.
Wariyaha VOA Ramadaan Muuse ayaa warbixintan Jabuuti nooga soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweyne Geelle oo ka hadlay weerarkii lagu dilay 7 askari