Martida Makrafoonka: Sucaad Ibraahim Abdi Muuse

Sucaad Ibraahim Abdi Muuse

Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Sucaad Ibraahim Abdi Muuse oo dhowaan u tartantay kursi ka tirsan xildhibaannada Somaliland. Waxa ay ka hadleysaa sababaha keena muddo kordhinta loo sameeyo madaxweyneyaasha Somaliland, xilli dhowaan Golaha Guurtida ay muddo laba sana ah u kordhiyeen Madaxweyne Muuse Biixi. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makarafoonka