Dadka ku nool Gobolka ay Soomaalidu degentahay ee dalka Ethiopia ayaa si weyn uga qeylinaya sicir-barar baahsan oo ka jira gobolka.
Sicir bararkan oo kusoo aaday xilli ay gobolka ka jiraan abaaro, ayaa hadda saameeyay cunooyinka waddaniga ah ee gudaha laga soo saaro.
Warkan waxaa Jigjiga kasoo diray wariye Maxamed Cabdiraxman Ugaas Gaataa.
Your browser doesn’t support HTML5
Shacabka gobolka Soomaalida Itoobiya oo ka qeylinaya sicir-barar baahsan