Jarmalka oo €200 bilyan ku bixinaya si uu wax uga qabto qiimaha sareeya ee gaasta

Tuberías del gasoducto Nord Stream 1 en Lubmin, Alemania, el 8 de marzo de 2022.

Dowlada Jarmalka ayaa sheegtay in ay dhaqaale gaadhaya illaa 200 oo bilyan oo Euro inay ku taageereyso bulshada iyo ganacsatada, si ay uga debiyaan ama uga khafiifiyaan cadaadiska uga yimi qiimaha gaasta oo halkii ugu sareysay gaadhay in mudo ah.

Haddaba warbixin ammuurtaas ku saabsan waxa magaalada London inooga soo direy, wariyaha VOA-da ee Yurub, Abdihafid Awil Ismail.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta kaabista dhaqaalaha ee Jarmalka