Wada-hadalladii u dhaxeeyey Isbahaysiga taageera dawladda caalamku uu aqoonsan yahay ee dalka Yemen iyo kooxda Xuutiyiinta ayaa fashil ku dhammaaday.
Isbahaysiga ayaa sheegay in kooxda Xuutiyiintu oo aan ku qanacsanayn wada-hadalladii u danbeeyey ee magaaladda Camaan ay sababeen guul darrada dadaalladii lagu doonayay in lagu sii daayo dhammaan maxaabiista dagaalka ee labada dhinac.
Warbixin arintan ku saabsan waxa magaalada Qaahira nooga soo diray wariyahayaga Xuseen Saxnuuni.
Your browser doesn’t support HTML5
Maxaa kasoo baxay wada-hadalladii dhinacyada isku haya Yemen?