Washington —
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa uga digay madaxweynaha Ruushka Valadamir Putin inuusan u isticmaalin hubka niyuukleerka ah dagaalka Ukraine, waxaana digniintan ka dambaysay markii dhowaan ciidamada Ukraine ay horumar ka sameeyeen dagaallada gobolka Kharkiv.
Warbixin ay VOA ka qortay wararkii ugu dambeeyey ee colaadda Ukraine waxaa inoo soo jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed.
Your browser doesn’t support HTML5
Biden oo Putin uga digay isticmaalka hubka Nukliyeerka.mp3