Afrika Militariga Sudan oo ballan qaaday dhismaha dowlad rayid ah September 16, 2022 Khartoum — Taliska Millatariga Sudan ayaa wacad ku maray in ay hirgelin doonaan dowlad madani ah oo dimoqraaddi ah, xilli ay wali dalkaasi dhaca Bariga Africa ay ka jiraan xasrado siyaasadeed iyo kuwo dhaqaale. Warbixintaan waxaa Qahira kasoo diray Xuseen Saxnuuni. Your browser doesn’t support HTML5 Militariga Sudan.mp3