Magaalada Oslo ee dalka Norway waxa kusoo badanaya falalka mindiyaha la isku adeegsanayo, iyadoo dhawaan wiil Soomaali ah toorey lagu dhaawacay.
Dalka Norway ayaa marka loo eego wadamada ay Soomaalidu ku badan tahay ee la isku idhaahdo Nordic ahaa mid ay ku yaryihiin dambiyada noocan ahi.
Haddaba maxaa keenay in falalka noocan ahi ay soo kordhaan?
Wariyaha VOA ee qaarada Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaa arrintan ka waraystay Jamaal Cismaan oo ah aqoonyahan arrimaha dalkaasi gorfeeya oo degan magaalada Oslo.
Your browser doesn’t support HTML5
Norway: Wiil Soomaali ah oo lagu dhaawacay weerar