Martida Makrafoonka: Cabdullaahi Maxamed Xassan

  • Jacfar Kukay

VOA microphone

Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Cabdullahi Maxamed Xassan Black oo ah Madaxa Hay’adda Iftin Foundation ee ka shaqeysa arrimaha waxbarashada oo ka hadlaya daraasad ay ka sameeyeen ardayda ka qalinjebisa jaamacadaha Soomaaliya. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makarafoonka