Martida Makrafoonka: Wasiir Cabdi Daahir Guure

  • Jacfar Kukay

Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Hirshabelle Cabdi Daahir Guure oo ka hadlaya dagaallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda deegaanno ka tirsan maamulkaasi. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida